fikrado cusub 10 qaab oo aad ku heli karto fikrad maalgalin



 qodabo ka cawinaayo inaad hesho fikrado kala duwan aad ku bilwan karto ganacsigaaga kuna maalgashankarto.


10qodob ee ugu mihiimsan fikrad 



Dadka soomaaliyeed waxee u badan vihiin dad hal abuur leh 00 mar walba la imaado fikrado ganacsi Iknse fikradahooda ganacsi meel kuma gortaan ama baaritaan dheeri ah kuma

suubiyaan marwalba. Xitaa had eey baaritaan dheeri ha suubiyaan kuma guul-estaan in eey hirgaliyaan fikradahooda

ganacsi.

Waayahaan danbe suuga aad iyo aad ayuu isku badalay 0o ganacsatadii ilbax ayee nogdeen waxaa suurta gashay in gof

walba oo lacag yar xitaa heesta in uu soo dagsan karo(import) alaab walba oo ganacsi u u baahan yahay maxaa yeelay wadanka waxaa kusoo kordhay shirkado badan 0o soo dhoofiyo alaabta. Sidoo kale suuga waxaa kusoo kordha

shirkado badan o deeymo baxsho sida kaah islamic microfinance. Waxyaabaha layaabka leh waxaa kamid ah marwalbo oo fikrad cusub suuga lala yimaado o shirkad cusub hirgaliso fikrad cusub dadka badanaa waxee yiraahdaan hadeer kahor ayaa fikradaan ku fakiray ciil badanaa maxaa u hirgalin waayay.


 

 1. Affordable housing

Magalda mugdisho waxa ku badan dad badan .o skaabulo ah iyo dad badan o ka imaaday gobolada kuwaas 00u baahan meelo raqiis ah oo eey dagaan. hadii aad u diyaarin kartid goobo deegaan oo raqis ah oo eey dadku dagaan

waxaad ka heli laheed faaido badan oo kaaga timaada kirada iyo wixii adeegyo kale ah oo aad u gabato.

Waxaa dhisan kartaa gurya badan o jingado ama knteenaro kasuubsan kuwaas o loo diyaariyay iskaabulada guryahaas 0o laga suubiyay golal aad u yar yar oo gof qof looga ijaaro

iskaabulada si ragiis ah.

Qorshahaan waxaa ka faaideesan kara gofkii leh dhul ama lacag badan oo u ku dhisi karo guryo.

Lknse gorshahaan waa gorshe aad u faaido badan hadi la hirgaliyo.



2 .Unbundle

Waa farsamo lagu helo fikrad ganacsi farsamadaas oo ah in lakala furo badeeco ama adeeg isku xirnaa tusaale ahaan in la tibiyo hal kab oo kaliya isla markaasna laga ibiyo dadka naafada ah.

Waxaa jira badeecooyin badan oo la isku ibiyo suuga marka waa fursad banaan in aad kala furto badeecooyinkaas.

125


 3. Transport

U dhoofi ama d i r badeecada ama adeegaas

~ Meel aanan laga heleeyn alaabtaas ama adeegaas Tusaale ahaan in aad u dirto gobolada aanan laga

heleeynin badeecadaas.

V Meel eey ku yartahay alaabtaas

Waxaa jiro meelaha qaar eey ku yartahay badeecooyinka gaar marka waa fursad in aad alaabtaas u dirto meel eey ku yartahay

~ Meel laga helaayo badeecadaas Iknse eey qaali ka tahay ama eey tayadeeda ku yartahay.

W a a a jiro meelo qaar oo badeecooyinka qaar eey gaali ka tahay marka waa fursad in aad badecadaas u dirto meel eey qaali ka tahay adiga oo lacag ka raqiisan mida s u g a gadaayo.


4 .Shirkad soo dhoofsato doorooyinka

Waayihii hore suuqa bakaaro suurtagal ma ahen ni u gof walba wax soo dhoofsado dad kooban oo taajiriin ah ayaa

ganacsatada lacag kasoo aruurin jirtay kadibna alaabta eey

rabaan usoo dhoofin jiray Iknse maanta wax walba wee isbadaleen o f walba wuxuu heli karaa websites u alaabta

kasoo iibsado y o mastercard u lacagta ku baxsho y o shirkado alaabta usoo qaado (shipping companies).

Maadaama eey fududahay in aad soo dagsan karto badeecadi aad u baahan tahay oo eey suuga ka jirta baahi ah in lahelo doorooyin raqiis ah waxaa fursad banaan ah in aad soo dagsato doorooyin raqiis ah oo aad usoo dagsato si jumlo ah kadibna kasii ibisid ganacsatada kale ama magaayadaha.

Lknse in aad si jumlo ah usoo dhoofsato doorooyinka waxee

u baahan tahay garash aad u badan oo waxaa ka faaideesan

karo fursadaan oo kaliya gofkii lacag fiican heesta. Hada suga waxaa laga helaayaa doorooyin wadanka gudahiisa lagu xanaaneeyay iyo shirkado wax yar oo doorooyin ah soo dagsado Inse majirto shirkad si jumlo ah ukeenta doorooyinka wadanka gudahiisa.


 

 6. Qurxinta guryaha

Hadii a d agoon u leedahay sida loo quixiyo guyaha iyo xafiisyada waxaa jira baahi badan oo loo gabo adeegaas.

Qurxinta guryaha Waxaad nogoni kartaa gorsheeyaha qurxinta guryaha, qaaba loo qurxini karo guryaha sidda

halka la dhigaayo misaska yo kuraasta, TVyada, sidda u ku quixoon yahay y o halka u ku qurxoon yahay fadhiga

guriga, xafiisyada. Shaqadaan waxaa u baahan Guryaha, xafiisyada, shirkadaha ganacsi iwm.

Sidoo kale guryaha waxaa ku nashqadeen kartaa sawiro background ah oo la suro guryaha in xafiisyada loo suubiyay ubaxyo iyo gaab walba oo aad u qurxin kartid xafiisyada y o guryaha.

Baahida ugu badan ee ah qurxinta guryaha waxee tahay xiliyada arooska o goobaha lagu dhigaayo arooska eey u baahan yihiin dad gibrad u leh sida loo qurxiyo guryaha. Fursadaan waxaa ka faaideesan kara gofkii agoon u leh sida

guryaha loo qurxiyo gaar ahaan dumarka oo arimahaas aad ugu xeel dhecreeya.


  1. Shirkad isku xirta mobile money iyo internetka

Dad badan 0o soomaaliya ku sugan ma lahan akoono bangi, iyada o barnaamijka taleefoonada lacagta laga dirsado ay

nogdeen kuwa aad u guuleystay. Soomaaliya waxa ay kamid tahy hormuudka adduunka ee lacagaha la'isugu diro taleefoonada, sanadkii 2016-ka waxaa hakan istiemaalay wax ka badan 2milyan oo qof. Balse dhibka jira ayaa ah in

adeegyada la isticmaalo ay aad u badan yihiin, kuwaas 00

adkaynaya in dad badan ay badeecoyin ka ibsadaan gadka internetka.

Waxaa soo alifay barnaamij lagu magacaabo Dirso 0o bangiyada adduunka u sahlaya in ay aqbalaan lacagaha lagu diro taleefoonada in dadka istiemaala ay wax ka iibsan karaan qadka Internetka, gaar ahaan EVC plus yo E-Dahab.

Hadii aad u baahan tahay warbixin dheeri ah oo ku saabsan fikradaan ganacsi waxaad nagu soo boogan kartaa varuunteena oo ku taala dhanka midig ee masjidka xareed.



 8.  On demand repair company Magaalada muqdisho malahan shirkad ka shage

cilad bixinta korontada biyaha tvyada yo dhamaan ga. abyada

shirkadaas o leh nambar lagala xariiro karo shirkadaas 0o macaamiisha ugu tagto guryahooda.

Magaalada muqdisho waxaa kajiro xaruumo badan 00 qaabilsan farsamada cilid bixinta qalabyada Iknse majirto

shirkad weeyn o macaamiisha ugu tagto guryahoo da markii eey u baahan yihiin shikadaas oo leh meelo eey macaamisha kala soo xiriiri karaan.

Fursadaan waa fursad aad u balaaran oo u baahan dad ka

faaideesto. Walaal fursadaan ka faaideeso yeesan ku dhaafin

waxee u badan tahay in u guuleesato shirkadii hooshaan bilaawdo Iknse shirkadaan waxaa bilaabi kara qof farsamo

yagaan ah gofkaas oo xirfad iyo xoogaa lacag ah heesta. Walaal waxaan ku dhihi lahaa h a d aad farsamo yaqaan

tahay kafaaideeso fursadaan ganacsi oo bilaaw shirkad ka shaqeeso farsamayaqaanimo.

  1. Fikradaha ku saabsan wax soo dhoofsiga

(Import)

Waayahaan danbe suuga aad ivo aad ayuu isku badalay 0o

ganacsatadii ilbax ayee noqdeen waxaa suurta gashay in gof walba oo lacag yar xitaa heesta in uu soo dagsan karo(import) alaab walba oo ganacsi u u baahan yahay maxaa yeelay wadanka waxaa kusoo kordhay shirkado badan 0o s0o dhoofiyo alaabta.

Waayihii hore suuga bakaaro suurtagal ma aheen in uu gof walba wax soo dhoofsado dad kooban oo taajiriin ah ayaa

ganacsatada lacag kasoo aruurin jirtay kadibna alaabta eey rabaan usoo dhoofin jiray Iknse maanta wax walba wee

isbadaleen qof walba w u u u heli karaa websites u alaabta kasoo libsado i o mastercard u lacagta ku baxsho iyo

shirkado alaabta usoo qaado (shipping companies).

Sidoo kale uma baahnid in aad dibada a d o si aad alaab usoo

iibsato badeeco walba oo aad u baahanytahay waxaad warbixinteeda ka heli kartaa internetka sidoo kale internetka

dhexdiisa avaa ka iibsankartaa.



 10.  Online book selling

Maalmahaan dambe waxaa si kordhaayo tirada ardayda

Soomaaliyeed, waxayna ardayda inta badan raadiyaan buugaagta kuwa ugu dambeeyay "last edition" dabean dadkeena waxay aad u jecel yihiin waxyaabaha cusub.

Ka faa'ideyso waa fursad qaali ah.

Marka waa fursad aad u balaaran in aad si raqiis ah kusoo libsato buugtaas oo aad kasii libisid ardada kale ee u baahan in eey ka faaideestaan buugaagtaas.

Hadii aad u baahan tahay warbixin dheeri ah oo ku saabsan

fikradaan ganacsi waxaad nagu soo booqan kartaa xaruunteena oo ku taala dhanka midig ee masjidka xareed ama waxaa naga soo wici kartaa teleefankeena oo ku goran

bage-ka hore ee buugaan.





Post a Comment

Previous Post Next Post